Dalbashada Laptop-yada Cusub ee Apple oo Bilaabanaysa Arbacada!
Bishan Maarso 5 teedii Shirkadda Apple ayaa soo bandhigtay nooc cusub oo MacBook Air ah, kaas oo lagu qalabeeyay Chip-kii […]
Bishan Maarso 5 teedii Shirkadda Apple ayaa soo bandhigtay nooc cusub oo MacBook Air ah, kaas oo lagu qalabeeyay Chip-kii […]
Shirkada Google ayaa daah furtay Barnaamij cusub kaas oo ku shaqaynaya Caqliga Macmalka ah, waxaana barnaamijkan loogu talo galay in
Saynisyahanno ka tirsan Machadka Massachusetts Institute of Technology (MIT) ayaa sameeyay dun gaar ah oo laastik ah, taasoo ay ku
Shirkadda Apple ayaa ugu dambeyn ogolaatay in hay’adaha amniga ee UK si fudud ku heli karaan xogta ku jirta aaladaha
Maanta, in badan oo inaga mid ah waxay helaan internet joogto ah, taas oo leh faa’iidooyin iyo khasaare intaba. Hadaba
Shirkadda lacagaha dhijitaalka ah ee Bybit ayaa shaacisay in koox jabsadayaal ah {Hackers} ay xadeen lacag dhijitaal ah oo qiimaheedu dhan yahay $1.5 bilyan, Tani waxay noqon kartaa xatooyadii ugu weynayd ee abid lagula koco shirkadaha noocan ah.
Usbuucan, hoggaamiyayaal ka socda siyaasadda iyo tiknoolajiyadda ayaa ku kulmay magaalada Paris si ay uga wada hadlaan horumarka iyo saameynta
Dowlado badan ayaa dhawaan bilaabay inay xannibaan chatbot-ka cusub ee shirkadda AI-da Shiinaha, ee DeepSeek. Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Australia
Waa Maxay Tarjumidda Dukumentiga? Tarjumidda dukumentiga waa habka lagu beddelo qoraal luqad kale si ay dad kala duwan u fahmaan.
Hordhac Artificial Intelligence (AI) ama Sirdoonka Macmalka ah waa teknolojiyad awood u leh in ay kombiyuutarradu wax ka bartaan xogta,
Tuuganimo Miyaad Bilowday?