Dowlado badan ayaa dhawaan bilaabay inay xannibaan chatbot-ka cusub ee shirkadda AI-da Shiinaha, ee DeepSeek. Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Australia ayaa mamnuucay adeegsiga chatbot-kan waxaana si gaar ah looga mamnuucay shaqaalaha dowladda….
Hadii aad Sifiican U taqaano 2 Luuqadood ku shaqayso Tarjumidda Dukumentiyada!
Waa Maxay Tarjumidda Dukumentiga? Tarjumidda dukumentiga waa habka lagu beddelo qoraal luqad kale si ay dad kala duwan u fahmaan. Tusaale ahaan, haddii dukumenti ku qoran yahay Ingiriisi, waxaa lagu turjumi karaa…
Waa Maxay Artificial Intelligence (AI) Ama Caqliga Macmalka ah?
Hordhac Artificial Intelligence (AI) ama Sirdoonka Macmalka ah waa teknolojiyad awood u leh in ay kombiyuutarradu wax ka bartaan xogta, go’aanno gaaraan, ayna qabtaan hawlo caqli ku dhisan. AI waxa ay isku…