Haddii aad leedahay ama Darawal katahay baabuur ay soo sareen shirkadaha kala ah Mercedes-Benz, Volkswagen iyo Skoda, waxaa muhiim ah in aad feejignaato. Waayo waxaa la ogaaday in baabuurta shirkadahaas qaar ka…
OpenAI oo Soo Saaraysa Browser Casri ah oo Ku Shaqeeya AI.
Shirkadda caanka ah ee OpenAI, ayaa la saadaalinayaa in ay dhowaan suuq keento browser cusub kaas oo noqon doona mid ku shaqeeya gabi ahaanba Caqliga Macmalka ah ee AI. Browser kan cusub…
Meta: Carruurta Waa Inay Lahaadaan Da’ Lagu Xakameeyo Isticmaalka Baraha Bulshada
Shirkadda Meta, oo ah milkiilaha baraha loogu isticmaalka badan yahay ee Facebook, Instagram iyo WhatsApp, ayaa muujisay taageero buuxda oo ay u hayso fikradda ah in carruurta laga hirgeliyo da’ rasmi ah…
Khatar Amni oo Laga Helay Forminator – Fadlan Cusboonaysii Hadda!
Shirkadda amniga ee Wordfence ayaa ka digtay daldaloolo amni oo halis ah oo laga helay Forminator, Forminator waa kordhin {Plugin} kaas oo kuu oggolaanaya inaad sameyso foomam online ah sida foomamka diiwaangelinta,…
Huawei Oo Dooneysa Inay Ka Dhisto Dunida Nidaam AI oo Caalami Ah Iyadoo Kaashaneysa Chip-yadeeda Ascend
Shirkadda teknoolojiyadda ee Huawei ee laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa qaaday tallaabo cusub oo ujeedkeedu yahay in ay ka noqoto hoggaamiye caalami ah dhinaca caqliga macmalka ah (AI). Waxay shirkaddu dhawaan si…
Daraasad Cusub: Isticmaalka AI Chatbot-yada oo Yareeya Firfircoonida Maskaxda!
Cilmi-baaris cusub oo uu sameeyay Machadka Tiknoolajiyadda Massachusetts (MIT) ayaa muujisay in dadka isticmaala chatbot-yada ama sirdoonka macmalka ah (AI) ay maskaxdoodu si ka duwan u shaqeyso marka loo eego kuwa aan…
Waxaa Soo baxay {AI} Cimilada Hawada Lagu Saadaalin Karo!
Teknolojiyadda ayaa ku socota xawaare aad udheereeya gaar ahaan cilmiga AI oo hada tartan weyn loogu jiro waxaana hada la shaaciyay inuu soo baxay AI cusub kaas oo lagu saadaalin karo cimilada…
Warar sheegaya In Elon Musk uu doonayo inuu Dowlada Mareykan ka ku maamulo AI!
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Elon Musk uu adeegsanayo Caqliga Macmalka ah AI si uu ugu maamulo Dowlada Mareykan ka iyadoo loo sii marayo Waaxda Hufnaanta Dawladda ee mageceeda losoo gaabiyo…
Daawo Video: Sida looga saaro macluumaadkaaga shaqsiyeed Google.
Muqaalkan waxaad ku baran doontaa Sida Google looga saaro maclumaadkaaga shaqsiyadeed, sida magacaaga Email kaaga iyo Telefoon number kaaga. Waxaa jira website yo badan oo lagu qoro maclumaadka qofka gaar ahaan sida…
Shirkada Foodora oo Stockholm ka bilowday Robot Cuntada u qaadi doona Macamiishooda.
Shirkada ku caan baxday cuntada laga dalbaddo internetka ee Foodora ayaa shalay macamiisheeda ku nool magaalda Stockholm ee casumada Sweden, ku war galisay in hada wixii ka dambeeya cuntada ay dalbadaan uu…