Teknolojiyadda ayaa ku socota xawaare aad udheereeya gaar ahaan cilmiga AI oo hada tartan weyn loogu jiro waxaana hada la shaaciyay inuu soo baxay AI cusub kaas oo lagu saadaalin karo cimilada…
Category: Home
Warar sheegaya In Elon Musk uu doonayo inuu Dowlada Mareykan ka ku maamulo AI!
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Elon Musk uu adeegsanayo Caqliga Macmalka ah AI si uu ugu maamulo Dowlada Mareykan ka iyadoo loo sii marayo Waaxda Hufnaanta Dawladda ee mageceeda losoo gaabiyo…
Daawo Video: Sida looga saaro macluumaadkaaga shaqsiyeed Google.
Muqaalkan waxaad ku baran doontaa Sida Google looga saaro maclumaadkaaga shaqsiyadeed, sida magacaaga Email kaaga iyo Telefoon number kaaga. Waxaa jira website yo badan oo lagu qoro maclumaadka qofka gaar ahaan sida…
Shirkada Foodora oo Stockholm ka bilowday Robot Cuntada u qaadi doona Macamiishooda.
Shirkada ku caan baxday cuntada laga dalbaddo internetka ee Foodora ayaa shalay macamiisheeda ku nool magaalda Stockholm ee casumada Sweden, ku war galisay in hada wixii ka dambeeya cuntada ay dalbadaan uu…
Shirkada Apple oo Application muhiim u ah Macamiisheeda Reer UK Tirtirtay!
Shirkadda Apple ayaa ugu dambeyn ogolaatay in hay’adaha amniga ee UK si fudud ku heli karaan xogta ku jirta aaladaha macaamiisha isticmaala adeegyadeeda ee ku nool Boqortooyada Ingiriiska. Tani waxay ka dhigan…
Cilmi baaris: Isticmaalka Internetka oo Layareeyo Waxaa laga helaa Cafimaad!
Maanta, in badan oo inaga mid ah waxay helaan internet joogto ah, taas oo leh faa’iidooyin iyo khasaare intaba. Hadaba dhawaan ayaa Koox cilmi-baarayaal ah oo ka socota Waqooyiga Ameerika waxay sameyeen…