Dunida dhijitaalka ah ee maanta aynu ku nool nahay waxaa sii kordhaysa khataraha amniga internetka, waana mid mudan in qof kasta ku baraarugsanaado inay jirto khatartaasi.
Qaababka ay udhacaan weerarada Internet ka ayaa kala duwan Malware kuna waa mid ka mid ah noocyada loo adeegsado weerada ka dhaca Internetka, Malware ama (Malicious Software) waa barnaamijyo ama koodhadh loo sameeyay si ay waxyeello u gaarsiiyaan kombuyuutarrada iyo taleefoonada, waxayna ku imaan karaan siyaabo kala duwan, sida ransomware, spyware, trojans, iyo worms.
Malware ujeeddadiisu waxay noqon kartaa in uu xado xogtaada, burburiyo nidaamkaaga, ama uu si qarsoodi ah u maamulo qalabkaaga. Mid ka mid ah siyaabaha ugu fiican ee aad isku ilaalin karto waa inaad isticmaasho barnaamij antivirus ah oo la isku halayn karo, sida Norton Antivirus. Barnaamijkan wuxuu bixiyaa difaac dhamaystiran, isagoo ilaalinaya macluumaadkaaga shaqsiyeed iyo xogtaada xasaasiga ah.
Hadii aad rabto inaad ku shubato Computer kaaga ama Mobile kaaga Norton Antivirus waxaad ka iibsan kartaa Amazon isagoo qiimo jaban ah uuna la socdo VPN bilaash ah waliba waxaad ku isticmaali kartaa 10 Devices, micnaha 10 Laptop ama Mobile ayaad ku shubi kartaa halkii Norton ee aad Amazon ka iib sato.
Link ga ama lifaaqa hoose ka iibso.
Wararkii ugu dambeeyay ee Teknolojiyadda kala soco www.somalisidor.com